Hirshabelle oo War ka soo saartay go’aankii lagu joojiyey kursiga loo doortay Fahad Yaasiin

Madaxtooyada dowlad goboleedka Hirshabelle qoraal kasoo baxay ayaa looga hadlay go’aankii guddiga doorashada heer fedeeaal liiska xildhibaanada labada aqal ay shaaciyeen uga reebeen Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Qoraalka kasoo baxay Hirshabelle ayaa lagu cadeeyay kursiga uu kusoo baxay Fahad Yaasiin uu maray habraacii saxda ahaa, waxa ayna Hirshabelle shaacisay in liiska xildhibaanada la doortay ku … Continue reading Hirshabelle oo War ka soo saartay go’aankii lagu joojiyey kursiga loo doortay Fahad Yaasiin